Dadka Akhlaaq Wanaagsan Kula Dhaqan!

0
968

Nin cabqariya oo Caqli badan (Wiseman) oo fadhiyay webiga dhiniciisa isagoo quruxdiisa daawanaya,  ayaa arkay Dabaqalooc biyaha ku qarqoomay.

Markii uu gacantiisa kaga soo saar is yidhi wuu qaniinay oo dib ula soo booday ganactiisa. Wax yar ka dib markii uu xanuunkii ka bay ayuu haddana mar labaad isku deyay inuu ka soo qabto, laakiin wuu qaniinay oo isagoo qaylinaya kala soo booday.

Ilbidhiqsi kid ayuu isku deyay inuu mar sadexaad badbaadiyo. Laakiin nin agtiisa fadhiyay ayaa ku qayliyay oo ku yidhi “Ninkaagan xakiimka ahi waad isku dayday inaad badbaadiso bahalka oo mar kasta wuu ku qaniinayaa iska dhaaf  markan sadexaad?

Laakiin ninkii caqliga badnaa ayaa ugu jawaabay isagoo gacantiisa ku sii wada biyaha “ Dhaqanka daba qaloocu waa inuu wax qaniino, aburka aadamaiguna wuxu waafaaqsan yahay in sameeyo bdabaadin. Markii ugua danbaysay wuu guualaysto inuu bdabaddyo waxana uu yidhi “  Guusha waxa lagu gaadhaa dadaal iyo adkaysi”.

Leave a Reply