Xafladaha Arooska Cajiibka Ah!

0
615

Dalka Kuuriya Lamaanaha Arooska aha ayaa soo xidha dharka dhaqanka ee Kuuriya , waxay madax hoos ugu dhigaan (Sujuudaan) eheladooda iyo dadka ay is xigaan iyo dadka da’da ee goobta jooga. Dadkaasi ayaa arooska iyo aroosadda siiya  xabxab iyo qaybo lacagta ka mid ah.

Waxa loola jeed Xabxabka iyagoo aaminsan inuu u horseedayo inay isu dhalaan caruur kuna noolaadan nolol wangaasan oo raaxo leh. Haddii habeenkaasi aroosada qosolkeedu bato waxa ay aaminsan yihiin in ilmaha ugu horeeya ee ay dhalaysa noqon doono gabadh. Haddiise ay habeenkaasi aad u cunto xabxabka waxa ay aaminsan yihiin in ilamaheeda ugu horeeya noqon doono wiil.

Leave a Reply