Jawaabta Go’aankii Khaldanaa Ayay Heshay!

0
538

Dalka Poland gabadh ka cadhootay markii ninkeedu u sheegay inuu ka tegayo ayaa iska soo tuurtay dabaqada 10 ee dhismaha ay ku jireen. Waxase yaab noqotay in isla wakhtiga ay iska soo tuurtay uu ninkeedu dhismaha ka baxay oo uu hoos marayay , halkaaasi oo iyadu dusha kaga dhacday  isla goobtiina uu ku geeriyooday , laakiin iyada ayaa nool oo aan dhiman.

Source : Arabonlinenew.

Leave a Reply