Maxay Yihiin Qodobo Mihiim ah ee ku jira Ajandaha kalfadhiga 76-aad ee Golaha Guurtida Somaliland?

0
548

Hargeysa (Dawan) Mudanayaasha golaha guurtida Somaliland, ayaa saaka loo qaybiyay ajandaha kalfadhiga 76-aad ee golahaasi.

Mudanayaasha golahaasi ayaa guddoomiye Saleebaan ku wargeliyay in berri haddii ILLAAHEY yidhaaho ay si toosa uguda galaan doodiisa.

Halkan ka akhri si aad wax badan uga ogaato, qodobada muhiimka ah ee ku jira ajandaha kalfadhiga 76-aad ee golaha guurtida Somaliland.

No description available.

No description available.

Leave a Reply