Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo magacaabay Guddida Qaban-qaabada Shirweynaha xisbiga Waddani

0
351

Hargeysa (Dawan) Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) ayaa maanta magacaabay guddida Qaban-qaabada shirweynaha xisbiga WADDANI ee 30-31ka Bisha 10-aad 2021ka

Xubnahan la magacaabay oo ku shaqeyn doona habraaca xisbigu jideeyay, isla markaana ku dhisan talo wadaag, isqancin iyo wada-tashi, sidoo kalena ku shaqeynaya talada iyo tilmaamaha hoggaanka xisbigu bixiyo.

No photo description available.

No photo description available.

Leave a Reply