Waxtarka Jawaabta Saxda Ah

0
378

Dadka oo laga ilaaliyo dareenkooda waxa dhibaya kama Liidato oo kama hoosayso, Adigoo ka leexiya ama ka qaada wadada ay marayaan Waxa ama shay dhibaataynaya!..
Qofka walaalkaa ah dhibaatada haysta hadii aanad la qaybsan karin waxaad ugu deeqdaa malo wanaagsan!.

Qofkii dhibaatada ka cabanayay Markii uu istagay ee ay ku dhowaaqay: “ waan gaajoonayna?!”,  Sawir qaadihii waxa uu bilaabay inuu markiiba sawir ka qaado. Kii Abwaanka ahaana waxaaba uu ka Alifay (curiyay) Gabay, Qoraagiina waxa uu ka fekerayay waxa sabab u ah gaajada haysa.

Laakiin islaan da’ ah ayaa iyadu markiiba siisay qofkii gaajadu haysay jab roodhi ah, taasi oo bixisay jawaabtii saxda ahayd oo dabooshay baahidii haysay qofkan, Marar badan waxa aynu ku mashquula arrintii jirtay mid aan ahayn.

Leave a Reply