Ciidamada Ammaanka Madaarka Cigaal oo Qabtay Nin Ajaanib Ah iyo Xayawaan u Watay

0
698

Hargeysa (Dawan) Ciidamada ammaanka ee garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa ayaa, maanta gacanta ku dhigay nin ajaanib ah oo sifo sharcidaro ah dalka uga saarayay xayawaanka Caasha-badhida.

Ninkan Ajaanibka ah ayaa dhalasho ahaan ka soo jeeda dalka Masar, sida ay ciidanku sheegeen.

Maaha markii koobaad ee sidan oo kale ciidamada ammaanka ee garoonka diyaaraduhu ka hadaan ee magaalada Hargeysa, lagu qabto iyada oo laga saarayo xayawaanka Caasha-badhida iyo xayawaano kale.

Ciidamada Ammaanka Madaarka Cigaal oo Qabtay Nin Ajaanib Ah iyo Xayawaan u Watay

Leave a Reply