Somaliland: Qorshaha Dhismaha Dekeddaha Maydh, Saylac iyo Amniga Dekedda Berbera

0
1014

Maareeyaha Hay’adda Dekeddaha Somaliland Siciid Xasan Cabdilaahi oo waraysi siiyey Wargeyska Dawan, ayaa faahfaahin ka bixiyey qorshaha Xukuumaddu ku horumarinayso Dekeddaha dalka, isagoo sidoo kale sharaxaad ka bixiyey sida loo maamulo amniga Dekedda iyo arrimo kale.

Halkan ka Daawo Muuqaal:
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=4kKivL5tYdA&w=956&h=538]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here