Ciyaartoy ka Socota Itoobiya oo Wajaale lagu soo Dhaweeyay

0
398

Hargeysa (Dawan) Agaasimaha guud ee wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaradaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Maxamed Cabdillaahi Siciid, ayaa magaalada ganacsiyeedka Togwajaale ku soo dhaweeyay, ciyaartooy ka socday ka dalka Itoobiya.

Ciyaartoydan ayaa mudada ay joogaan ayaa la filayaa in ay la ciyaaraaan dhigooda Hargeysa, ee Lagdanka iyo Qalaama-rogadka.

Maaha markii koobaad ee sidan oo kale ciyaartoy ka socda dalka Itoobiya loogu soo dhaweeyo Somaliland.

Leave a Reply