Xikmada Maanta

0
872

Xikmada Maanta

  • Hal eray Oo Nabad Ah Ayaa Ka Qiimo Badan Boqollaal Eray Oo colaad Ah
  • Qof kasta si naxariisle ula dhaqan.
  • Odhaahda ka soo baxaysa hubso, waxa maqla kuwo uu saamayn taban ku leeyahay.
  • Si karti leh u sheqee, si wanaagsana u dhaqan.
  • Haddii aad ogaan lahayd qiimaha wax bixinta, waxba maad cunteen ilaa aad badh bixiso
  • Isbedel oo dhami maaha horumar sida socod oo dhami aanu u ahayn mid hore loo dhaqaaqo
  • Daqiiqad keliya ayaa maalinta dhan bedeli karta.
  • Nacayb nacayb laguma bogsiiyo, jacaylka ayaa bogsiin kara nacaybka

 

Leave a Reply