Abaalgudka Umusho Bixiso!

0
787

Dunida waxa ka buuxa caadooyin badan oo kala duwan. Dalka Baraasiil gabadha Uurka leh ayaa ka hor inta aanay umulin sii diyaarisa seled ay ka buuxaan waxyaabaha xusuusta ah si ay u siiso dadka ku soo booqda Isbitaalka marka ay dhasho.

Alaabooyinka ay diyaariso waxa ka mid ah buugaag , macmacaan, iyo hadyado kale iyo qoraal uu magaca ilmaha dhashay ka muuqdo. Iyo weliba mahadnaq booqdaha loo celinayo.

Leave a Reply