Akhlaaqda Wanaagsan

0
656

Akhlaaqda Wanaagsan

Saxaabiga Abuu Hurayrah “RC” waxa uu yidhi: “ Nebigu (scw) waxa uu yidhi: “ Muslimiinta waxaa u iimaan sareeya ka ugu akhlaaqda wanaagsan,  waxaana idiinku wanaagsan kuwiina xaaskooda u dabeecad wanaagsan”.  Waxa weriyay Tarmadi ( waana xadiis saxiixa).

Leave a Reply