Dhaqanka Dadka Wanaagsan

0
598

Waxa la sheegay in nin xakiim ah ah ay maalin gabadhiisu ku tidhi “ Maan arag reerkiina dad ka xun! Waxaana uu weydiiyay sababta?.  Waxay ugu jawaabtay “ Waxay inoo yimaadaan marka aan hanti haysano, markaan sabool noqono inooma yimaadaan.!

Waxaana uu ugu jawaabay ninkii caqliga badnaa: “Taasi waa akhlaaqda wanaagsan, waxay inoo imanayaan markaan wax  tari  karno, waana ay inaga maqnaanayaan marka aynaan awood u lahayn waxtarkooda”.

Sidaasi ayuu qofka akhlaaqda wanaagsani dhinaca fiican wax uga arkaa. Dhaqanka ay gabadhu u aragtay mid xun, wuxu ugu muuqday isaga inay u naxariisanayaan. Wanaaji Malaha aad ka qabto qoyskiina iyo asxaabtaada oo u cudur daar markasta.

Leave a Reply