Germany: Masaajidada Koln oo Aadaanka ku baahin doona sameecado dibadda ah

0
308

Germany (Dawan) Shan iyo soddon Masaajid oo uu ku jiro masaajidka ugu weyn dalka Jarmalka oo ku yaala magaalada Koln ayaa loo oglaadey in aadaanka salaadda Jimce loo isticmaali karo sameecado dibbada codka gaadhsiiya kaddib markii ay Jaaliyada Muslimiinta iyo dowlada hoose ee magaaladu ay ku hishiiyeen.

Waxa loo golaadey in ay siticmaali karaan sameecado salaada eedaanka jimcaha xilliyada duhurka ilaa saddexdda galabnimo mudo shan daqiiqo ah, fasaxan ayaa socon doono laba sannadood

Masaajidka dhexe ee magalaada Koln oo la furey sanadkii 2018-kii ayaa dhowr jeer lagu qaadey weeraro nacayb ah.

Xigasho: VOA Somali.

Leave a Reply