Telefishanka Qaranka oo daah-furay qayb cusub oo tebinta Ciyaaraha u gaar ah

0
455

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta, Masuuliyiin ka socda Wasaaradda Ciyaaraha, agaasimeyaasha waaxyaha Wasaaradda Warfaafinta, ayaa ka qaybgalay munaasibad lagu daah-furay baahinta gaarka ah ee Telefishanka Ciyaaraha Qaranka.

Baahinta gaarka ah ee Ciyaaraha TV-ga Qaranka, ayaa ah markii ugu horaysay ee la hirgeliyey.

Halkan ka Daawo Muuqaal:
[youtube https://www.youtube.com/watch?v=o9l8zktT54E&w=994&h=559]

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here