Weli Waan Raadinayaa Farxadda!

0
255

Maaha lacagta iyo maalka mid qofka ku abuurta farxada joogto ah, laakiin lacagtu waxa ay fududaysaa inaad si madax banaan u iibsato hadba waxa aad rabto. Farxaduse waxa ay timaadaa marka aad noloshaada ku qaadato hawl aad xiisaynayso.
Waxa dunida maanta hafiyay maalqabeeno aan werwer seexanayn.  Iyo kooxo sabool ah oo haddana ku jira farxad halkii ugu saraysay. Ujeedaduna waxa weeyi inaad noqoto qof farxasan adiga oo aan lacag haysan, laakiin waa marka aad  raacdo dariiqa saxda ah ee nolosha fududeeya ee Islaamka.

Leave a Reply