Komishanka Xuquuqal Insaanka oo Qabtay kulanka isku Xidhka daneeyayaasha arrimaha xuquuqal insaanka.

0
280
Hargeysa (Dawan) Komishanka Xuquuqal Insaanka Qaranka ayaa qabtay kulanka isku Xidhka daneeyayaasha arrimaha xuquuqal insaanka.
Kulankan oo ka qabsoomay magaalada Hargeysa, ayaa waxa kasoo qayb galay qaar ka mid ah Hay’addaha Dowladda, ciidamada bileyska iyo asluubta ,xubno ka tirsan golaha wakiillada , hay’addaha caalamiga iyo Qaramada Midoobey, waxaana lagu gorfeeyey arrimaha xuquuqal insaanka dalka gaar ahaan xaalada Xabsiyadda iyo saldhigyada iyo sidii si wada jir ah looga wada shaqeynlahaa loona cidhibtiri lahaa tacadiyadda xuquuqal insaan ee ka dhaca gobahaas.

Leave a Reply