Nuxurka Kulan Dhexmaray Ku-xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay iyo Madaxweynaha Somaliland

0
341
Hargeysa (Dawan) Ku-xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay Kiki Gbeho, ayaa faafhaahin ka bixisay nuxurka kulan ay maanta xafiiskiisa kula yeelatay madaxweynaha Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi.
Waxaanay tidhi.“Waxaanu ka wada hadalnay shaqada Qaramada Midoobay, doorashooyinkii dhawaan dhacay iyo horumarka siyaasadeed, amni iyo dhaqaale, iyo sidoo kale arrimaha haweenka iyo dhallinyarada ee dhanka hoggaanka,”.

Haddaba Ku-xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay Kiki Gbeho ayaa maanta soo gaba-gabeeysay booqasho isbarasho ah oo qaadatay laba maalmood oo ay Hargeysa ku joogtay

Waxa ay kulan la yeelatay madaxweynaha Somaliland, mudane  Muuse Biixi Cabdi, wasiirro, wakiillada xisbiyada siyaasadda iyo bulshada rayidka ah, iyagoo ka wada hadlay arrimo isugu jira isbeddelka cimillada iyo ku daridda haweenka ee hannaanka siyaasadda.

May be an image of 1 person, standing and indoor

May be an image of 1 person and sitting

May be an image of 1 person and outdoors

May be an image of 1 person, sitting and standing

May be an image of 1 person, sitting, standing and indoor

May be an image of 1 person, sitting and indoor

May be an image of 1 person, standing, aircraft and outdoors

UNSOM.

Leave a Reply