Jooji Weedha Xun, Ilaali Sharafta Muslimiinta!

0
265

Sida la soo weriyay Maalin ayuu  Nin ka codsaday Amiirkii Mu’miinta Ee  Cumar Binu Khadab (Rc) inuu u qoro dardaaran dhamays tiran.

Amiirka ayaa warqaddii ugu qoray arrimahan :”  Cilmigu wuu ballaadhan yahay laakiin haddii aad awood u yeelanayso:  Waa inaad ku dadaasho inaaad Allah (sw) la kulanto adiga oo aan gelin dhiig muslin. Kuna dadaal calooshaada inaad ka dhawrtid dadka xoolahooda.

 

Carrabkaagana ka ilaali inaad dadka muslmiinta ah sharaftooda meel kaga dhacdo oo iska jir afxumida. Ku dadaal inaad midayso ummada hana kala kaxayn ku dadaal arimhaasi.

Leave a Reply