Qabiilo Lacag Raaciya Dadka ka Dhinta!

0
377

Dalka HIndiya waxa ka jira dhaqan iyo aaminaado kala duwan oo kumanaan kor u dhaafay. Aaminada badankoodu waa kuwo yaab iyo amankaag ku rida qofka caqliga leh.

Waxa dalkaasi ku nool qabiilooyin aaminsan in qofka dhinta uu duni kale oo cusub tegayo. Sida awgeed madaxa qofka ka dhinta ayay lacag dhejiyaan.

Qabiilooyinkan ayaa ka hor inat aanu dhiman madaxa qofka ku jejebiya lawska Hindiya. Qabiilooyinkan ayaa aaminsan in qofku marka uu tego dunida kale isla markaaba uu raaci doono duuni.

Doonidaasi ayaa gaadhsiin doonta Markab, Markabkaasina kabatanka wadaa ma dhaqaajinayo ilaa uu lacagta noolka  ka qaato maydka dunidiisa cusub ku soo biiray.

Caajiib sidaasi ayay dadka diinta ka fogaaday isaga luminayaan hanti ay u baahan yihiin iyaga iyo weliba kuwo kale oo  badan oo laga yaabo in dhinacooda baahi xoogani ku hayso.

 

Leave a Reply