Xukuumadda oo dib u xooleyn u samaysay dadkii reer Guuraaga ahaa ee Xooluhu ka baxeen

0
451

Hargeysa (Dawan) Mashruuca Dib u xooleynta ee Wasaaradda Xanaannada Xoolaha iyo  Horumarinta Kalluumaysiga JSL

Waxaa sanadkii labaad dib u bilaabmay Mashruuca dib u xooleynta dadkii Xooluhu ka baxeen kaas oo laga maalgalinayo miisaaniyada qaranka.

Waxaana fulinaysa Mashruucan Wasaaradda Xanaananadda Xoolaha iyo Horumarinta Kalluumaysiga JSL

Waxaa rasmi ah Iga bilaabmay Gobolka Awdal  Mashruuca  dib u xooleynta dadkii Xooluhu ka baxeen kaas oo loo qeybiyey 100 Qoys

Kun neef (1,000)oo dhaqmaad ah tirada guud ee qoys kastaa helay waa 10 Neef

Qoysaska ka faaidaysan doonaa waxay dhan yihiin 1,000 Qoys.

Leave a Reply