Wakhtiga Cabsida Iyo Aadamiga

0
381

Daraasado cusub oo ay soo bandhigeen culimad jidhka aadamiga ayay ku cadeeyeen in qofka banii’adamka ahi markay cabsi iyo baqdini ku dhacdo uu jihdkiisu soo daayo dheecaano gaar ah. Waxaana ay cadeeyeen in qofkaasi ay shinida iyo Eydu weerar ku soo qaadaan. Dhinaca kale waxa ay sheegeen in Eyda iyo Shinidu ay awood u leeyihiin inay uriyaan dheecaandaasi, Taasi oo sababta inay weerar ku soo qaadan qofka.

Waxa kale oo ay hore u sheegeen in jidhka aadamigu qofka marka uu dhinto, muddo yar ka hor inta aanay naftu ka bixin uu soo daayo dheecaano taasi oo ay uriyaan xayawaanada ku soo xooma maydka marka uu dhinto sida bisdaha iyo qudhaanjada iwm.

Leave a Reply