Waayaha Murugada Ardayga!

0
739

Markasta waxay ahaayeen qoys is haysta oo muranku ku badan yahay, werwer badan ayay ku abuureen qoyska intiisa kale.

Markii ay Macalimadu ardayda u dirtay inay soo qoraan curis cinwaankiisu ahaa “ Maxaad jeceshahay inaad noqoto?”. Way bilaabeen, mid kastana wuxu qoray wixii u jeclee.

Markii ardaydu u soo wada celisay warqaahii ayay bilwday inay akhrido, mid ay si gaar u doonaysay. Laakiin markii ay dhexda marayso ayay ilmaysay. Iyadoo werwersan ayay gurigeeda ku noqtay.

Markii uu ninkeeddu usoo galay iyadoo wejigeedu bedelan yahay wuxu weydiiyay waxa ku dhacay waxayna u dhiibtay warqadii ardayga yar  oo ku tidhi akhri.

Waa uu bilaabay,  waxana ku qoranaa : “ Waxaana jeclaan lahaa inaan noqdo Tv gurigayaga  ee ay dawadaan qoysakayagu, waayo marka ay daawanayaan waxa ay ka helaan farxad badan, inaan noqdo mid lagu farxo oo lagu soo ururo ayaan doonayaa. Halkii aan ilbidhiqsi kasta ka werweri lahaa “ .

Markii uu dhameeyay ayuu yidhi: “ Waan ka xumahay waa wiil aad u murugoonaya, laakiin maxaan u qaban karaa?  “.  Markaasi ayay ku tidhi: “ Mi

Leave a Reply