Hirgelinta Maalinta Hooyada!

0
382

Mid ka mid ah dugsiyada dalka Indonisiya ayaa sameeyay maalin gaar u ah hooyooyinka dhalayay ardayda dugsiga dhigta . Dugsigan ayaa maalintaasi waalidka ku marti qaada dugsiga waxayna u diyaariyaan goobaha ay faadhiistaan iyo biyo iyagoo ardayda debedda usoo saara isagoo mid kastaa hooyadii u maydha cagaha.

Maamulka dugsiga ayaa sheegay inay arintan uga jeedaan inay hirgeliyaan xadiiska ah “ Janadu waxay ku jirtaa gomadaha hooyada” iyo weliba iyagoo sheegay inay ardayda ku abuuraayn kal gacalka waalidnimo oo u baahan in la dareensiiyo ubadka.

 

Leave a Reply