Meertada Nolosha Gurigii Liitay !

0
763

Caarada ayaa noqotay mid nolosheedu ay yaab leedahay. Guriga caarada ayaa isna noqday mucjiso,. Waxaana culimada qaabilsan cayayaanka ay cadeeyeen in Caarada dhediga ahi ay disho kan Lab ka dibna ay bakhtigiisa ka saarto guriga, waana wakhti ay ogaato inay inay soo dhowdahay wakhtigii ay dhali lahayd uguxan cusub.

Caarada yaryar ayaa iyaguna marka ay koraan tan dhashay ee hooyada u ahayd dila gurigana ka saara sidaas ayayna noloshoodu meerto yaab leh ku tahay. Waxaana ay ku sameeyaan sidii qaabkii ay uga saartay guriga Aabohood.

Waxaana ay arintani yaab ku noqotay culimda cayayaanka. Allah (sw) wuxu Quraankiisa ku sheegay in guri kan ugu liita u yahay kan caarada. Waana gurigaasi kuwii laga tafiirmay marba mid la saarayo oo la dilayo isla markaana uu cidla ku dhimanayo.

 

 

Leave a Reply