Xoojinta Sidee Difaaca Jidhka

0
385

Warbixin lagu daabacay “German Magazine Report” ayaa muujisay faa’iidoyinka ay leeyihiin biyaha la cabbo subaxda hore marka ay calooshaadu madhan tahay, waxaana ay cadeeyeen inay :

Jidhka Ka saaraan Sunta . Inay qayb weyn ka qaataan habsami u shaqaynta dheefshiidka. Biyaha subaxa hore waxa kale oo ay sheegeen inay hoos u dhigaan wadna xanuunka, isla markaana xoojiyaan cubonaysiinta maqaarka sare.

Warbixintu waxa kale oo ay sheegtay in biyuhu ka hortagaan dhagxanta kelyaha iyo xanuunada kaadi haysta.  Ugu danbayna waxay sheegeen inay xoojiyaan difaaca jidhka guud ahaan.

Leave a Reply