La-taliyaha Madaxweynaha Dalka Djibouti oo lagu soo dhaweeyey Hargeysa

0
576

La-taliyaha Madaxweynaha Dalka Djibouti Dr. Aadan Xasan Baleela iyo Muha Faarax jire oo ah Suxufiyad hore oo ka soo jeeda Somaliland, ayaa lagu soo dhaweeyey Magaalada Hargeysa maanta oo Arbaca ah.Kooxo Hiddaha iyo dhaqanka ayaa ku qaabilay gegida diyaaradaha ee Cigaal.

Xildhibaanno ka tirsan Golaha Wakiillada iyo masuuliyiin laamaha dawladda kamida ayaa ku soo dhaweeyey madaarka.

Halkan ka Daawo Muuqaal:

Leave a Reply