Xubno kamida Shaqaalaha Dekedda Berbera oo tababar loo xidhay

0
690

Maareeyaha Hay’adda Dekeddaha Somaliland, ayaa tababar u xidhay xubno kamid Shaqaalaha Dekedda Berbera.

Tababarka oo la xidhiidha kor uqaadida adeegyada dekedda ayaa socday muddo lix bilood ah.

munaasida tababarka loogu xidhay Shaqaalahan waxa ka qaybgalay masuuliyiin ka socda Shirkadda DPWORLD ee Maamulka adeegyada Dekedda.

Halkan ka Daawo Muuqaal:

Leave a Reply