Shirka Amniga Laascaanood oo lagu Qabtay Hoolka Dawladda Hoose

0
677

Laascaanood(Dawan- Kusimaha Duqa Degmada Laascaanood oo uu weheliyo Talyaha qaybta booliska gobolka Sool Xoghayaha Fulinta dawladda hoose, taliyaaasha saldhigyada Xaafadaha gudiyada Xaafadaha, xildhimaanda golaha iyo Agaasimayaasha waaxyada dawladda hoose  ayaa shalay  shirka Amniga Laascaanood ku qabtay hoolka dawladda hoose ee Laascaanood.

 

Ugu horrayn waxaa ka hadkay xoghayaha dawlada hoose Cabdigaas khadar Maxamuud gaas  oo kawaramay ujeedka shirka kusimaha duqa degmada Laascaanood md Axmed Maxamuud Kowte ayaa ku dheeraaday shirkan  amniga ayaa socon doona todobaadkasta maalin. talyaha qaybta boolisk gobolka Sool Cali Axmed Shire duuble ayaa isna u mahad celiyey masuuliyiinta dowladda hoose iyo gudiyada xaafadaha isagoo ugu baaqay bulshad lascanood inay la shaqeeeyaan vooliska iyo maamulka gobolka iyo degmadaba..

 

 

 

Leave a Reply