Taliyaha Ciidanka Badda oo kormeer ku sameeyey Taliska Berbera

0
420

Taliyaha Ciidanka Ilaallada Xeebaha Jamhuuriyadda Somaliland Admiral  Maxamed Xuseen Faarax Xiirane, ayaa kormeer ku sameeyey taliska Ciidanka ee Magaalada Berbera, halkaasoo uu Ciidanka ku sugan kula dardaarmay inay xoojiyaan amniga ilaalada Badda.

Admiral Xiirane ayaa sheegay in loo baahan yahay inay Ciidanku si buuxda u suggaan nabad-gelyada xeebaha dalka.

Halkan ka Daawo Muuqaal:

Leave a Reply