Afhayeenka Kulmiye oo mar kale u jawaabay Mucaaridka

0
72

Afhayeenka Xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Buuni, ayaa ku eeddeeyey madaxda Xisbiyada mucaaridka inay ka gubanayaan xuquuqda sharci ee furida Ururrada siyaasadda.

Buuni, ayaa murashaxa WADDANI Cabdiraxmaan Cirro iyo guddoomiyaha UCID, mid walba u yeellay Iimo siyaasaddeed.

Hadalkan ayuu jeediyey Jimcaha maanta xilli uu la hadlayey warbaahinta dawladda.

Halkan ka Daawo Muuqaal:

Leave a Reply