Xikmada Maanta

0
853

Xikmada Maanta

  • Caalamku waa dugsi uu maamulo wakhtigu, macalina ka yahay Qadarku, Dadkuna waa ardaydii.
  • Iska jir dadka mar kasta ceebaha dad sheega
  • Guushu waa arrin si adaga lagu gaadho
  • Samir , xikmad iyo cadaalad samee adiga oo awood leh, iska saamax oo cafi dadka adigoo aarsan kara.
  • Kuwa fashilma waxa sabab u ah waxay ka baqaan tijaabada.
  • Ma jiro qof sabool ku noqday sadqad uu bixiyay.
  • Odhaahda xumi waxay ka soo baxdaa caqliga xun
  • Aduunyadu waa dugsi, maamulaheeduna waa wakhtiga, maclinkeeduna waa Qadarka ardayduna waa dadka.
  • Weliga xasadka iska jir, maxaa yeelay inaad bakhtiiso shamaca qof kale , iftiin u kordhin mayso shamacaaga.

Leave a Reply