Sabirka Qofka Mu’minka Ah

0
713

Haddii aad dhibtaada kugu dhacda aad ku sabirto waxaad xagga Allah (sw) ka helaysaa abaal iyo xasanaad. Rasuulka Allah ﷺ (scw)  waxaa laga wariyay  xadiiskan:” waxaa la yaab leh arinka qofka mu’minka ah, arimihiisa oo dhami waa khayr (wanaag)
Arinkaasi wuxu gooni u yahay ruuxa mu’minka oo kaliya, hadii uu la kulmo arrin wanaagsan  oo farxad geliya Allah (

  1. sw) ayuu u mahad naqaa, markaasi ayay khayr u noqotaa..
    haddii dhibaato ku dhacdona waa uu ku sabraa markaasi aya khayr u noqotaa”.

Leave a Reply