Maxkamadda Ciidamada Millatariga ee Somaliland oo xukun dil ah ridday.

0
357

Hargeysa (Dawan) – Maxkamadda Ciidamada Millatariga ee Somaliland ayaa saaka dil toogasho ah ku xukuntay Alifle Maxamed Axmed Cabdillaahi, oo lagu helay inuu dilay sarkaal ka tirsanaa ciidanka Qaranka ee Somaliland.

Askarigan la xukumay ayaa dil u geystay Taliyihii Guutada Gamadiid Gaashaanle Dhexe Cabdirisaaq Xasan Dalmar, guutaadaas oo fadhigeedu ahaa magaalada Guryocawl ee gobolka Awdal.

Leave a Reply