Ximadaha Maanta

0
678
  • Mugdigu kaamo saaro gudcurka, laakiin Iftiinka ayaa ka saara mugdiga.
  • Nacaybka laguma baabiiyo nacayb, kalgacalka ayaa baabiiya nacaybka
  • Murugadu ma keento wax maqan, cabsiduna ma hagaajiso mustaqbalka, werwerku ma xaqjiiyo guusha. Laakiin Nafta degan iyo qalbiga raalida ka Allah (sw) ayaa ah sacaadada iyo nolosha wanaagsan”.
  • Ha rumaysan beenta aad jeceshahay in laguu sheego, hana necbaysan runta aanad rabi” . Muhiim maaha inaad noqoto mid weyn si aad dulqaad u yeelato, laakiin waxa muhiim ah inaad dulqaad yeelato si aad u noqoto mid weyn”.

Ma jiraan waxa ku diidiya inaad dhoola cadayso, mana jirto wax kugu khasbaya inaad murugooto, waayo noloshu waa is gedgedi. Shalay way tagtay, berina waa wax qoran

Leave a Reply