Xikmadaha

0
628
  • Aamuska wuxu ku barayaa dhegaysiga wangaasan kaasi oo aanay helin dad badani. Isku day inaad hesho weligaa xikmadaasi, kumana fashilmaysid dadaalkaaga wakhti kasta iyo meel kasta”. Ibrahim Fiqi .
  • Guushaadu waxay ku xidhan tahay riyadaada, Maaha riyada hurdada  waa tan soo jeedka ee uu weheliyo dadaalkaagu. Aniis Mansuur
  • Denbiyadu qalabiga waxay uga dhigan yihiin Sun, haddii aanay dilin way daciifiyaan. Sh. Cusyamin
  • Qofba wuxu ku dagan yahay halkuu daacad kaga hadho.Hadraawi
  • Haddii qaawinada jidhku horumar tahay, xayawaanka ayaa Aadamiga ku fiican. Sakir
  • Wakhtigu maskax uu isku hagaajiyo malaha, qofka maskaxda leh ayaa hagaajiya.
  • Dhamaan Shimbiruhu waxay raadsadaan hoy ay ka galaan marka roobku da’ayo laakiin gorgorka daruuruaha ayuu kor mara si uu uga fogaado roobka.

 

 

 

 

 

Leave a Reply