Wakhti Qofku Gelo fikir Iyo Dareen Fog !

0
376

Kooxo culimo ah oo ku sameeeyay daraasado kala duwan  dadka iyagu naftooda la sheekaysta ayaa sheegay in sheekaysiga naftaadu uu kordhiyo fikirka qofka maskaxadiisa isla markaana uu noqdo qofkaasi mid maskax badan (Intelligent).

 

Waxaana ay cadeeyeen in marka qofku uu hawshaasi ku jiro uu gelayo fikir dheer iyo dareen fog, oo maskxadiisu ay shaandhaynayso isla markaana faaqidayso arinka uu ka fekerayo.

Daraasaddan aya ka hor timi iyadoo hore loo aaminsanaa in isla sheekaysiga qofku uu yahay  mid u horseedaysa qofka waalida, iyo weliba in dadka aad isula sheekaystaa inay yihiin dad ay ku dhacday nooc waalida ka mid ah.

Leave a Reply