AKhri Xataa Wakhtiga Halista Ah!

0
454

Akhrisku waa xirfad aad u saraysa oo ay in yari samayn karto, waana sababta guusha keenta. Markaa aad akhriska badiso xataa waxaad saamayn ku yeelanaysaa bulshda kale.

Dalka Finland ayaa bulshadeeda aad ugu dhiirgeliya inay badiyaan akhriska si ay u helaan aqoon aad u sarrays oo ay ku  higsan karaan horumar.

Sidaa awgeed dawladda oo dhirgelinaysa arintaasi u samaynaysa ayaa badhtamaha caasimadda ka taagtay taallo lagu sawiray nin badda ku sii dhacaya laakiin isagoo biyaha ku hafanaya ayuu haddan buugiisa akhriyaya. Waxaana lagu qoray taalladaasi hal ku dhegga “ Akhri xataa haddii biyaha ku liqayaan”

 

 

 

 

Leave a Reply