Ha Seexan Iftiinka Nalka oo Shidan!

0
507

Wargeyska Current  Biology  ayaa soo bandhigay daraasad cusub oo ay sameeyeen aqoonyahano Holand u dhashay kuwaasi oo caddeeyey  in laydhka oo habeenkii isagoo shidan aad seexataa ay keenayso dhibaatooyin caafimaad.

 

Waxayna daraasaddu soo bandhigtay xidhiidhka ka dhexeeya laydhka shidan ee lagu seexdo iyo cuduro badan oo kala duwan. Waxa kale oo ay cilmi baadhayaashu cadeeyeen in xataa maalintiina ay la mid tahay haddii aad seexanayso.

Warbixinta ayaa muujisay in daminta laydhka  ay tahay arin lagma maarmaan ah oo xidhiidh la leh caafimaadka qofka.

Xaqiiqdan cilmiga ah ayaa la ogaaday taasi oo muujisay in marka qofku hurdo iftiinka laydhka ee shidani waxyeelo u geysanayo maskaxda qofka.  Rasuulka Allah (scw) ayaa xadiis ku yidhi “ Haddii aad seexataan bakhtiiyi Faynuuska” (Werinta Xadiiska:  Abu-Da’ud

Leave a Reply