Xikmadaha

0
663

Xikmadaha

  • Maalka iyo maamulka ma bedelaan qofka, laakiin waxay muujiyaann shakhsiyadiisa dhabta ah”.
  • Dadka oo dhan wanaag ma wada gaadhsiin kartid, laakiin dadka oo dhaan waad ka dayn kartaa dhibtaada”.
  • Haddii sharka aad shar ugu jawaabto, goormu sharku dhamaanayaa?” Dulqaadka iyo cafiska ayaa dhameeya sharka”.
  • Waxa ugu qurux badan dunida waa inaad ogaato qiimaha naftaada”
  • Marka xaqu ka aamuso baadilka, kuwa baadilka wada aya u qaata inay xaq yihiin”
  • Caqliga iyo carabka waxa ka dhaxaysa xidhiidh isku cakis ah, mar kasta oo caqligu yaraado, carabka qofkuna wuu dheeraada (Wax kasta iskaga hadlaa oo sheegaa). Saacadu waxay leedahay gacan haddana waxba kuma qabato, miiskuna wuxu leeyahay lugo haddana kuma socdo sidaasi ayay u jiraan kuwo leh Maskax  laakiin aan ku fikirin.

Leave a Reply