Wasiirka caafimaadka oo Digniin Culus Dul dhigay Warbaahinta Dalka

0
629

Hargeysa (Dawan) Wasiirka wasaaradda horumarinta caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi, ayaa diginin adag dul dhigay qaybaha kala duwan ee warbaahinta dalka.

“Imika waxa ay noqotay in Kamarad lala wareego cusbitaaladii iyo goobihii caafimaadka oo la yidhaahdo hayaay, halkana waxaasa ka dhacay, birtana halkan taagan mishiinkan ayaan shaqaynin.”Ayuu yidhi wasiirka wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland, Xasan Maxamed Cali Gaafaadhi.

Halkan ka Daawo

 

Leave a Reply