Robert Lewandowski oo Jabiyay Rikoodh Champions League Yaalay

0
233

Robert Lewandowski ayaa hogaamiyay Bayern Munich oo 7/1 ku garaacday kooxda RB Salzburg salaasadii champions League.

Xiddiga ayaa dhaliyay goolal daqiiqadihii 12, 21 iyo 24 isaga oo sidaas ku jabiyay rikoodh ka yaalay tartanka champions league.

Xiddiga Robert Lewandowski ayaa dhaliyay saddexleydii ugu deg-dega badnayd ee taariikhda Tartanka champions Leageu.

Xiddiga Robert Lewandowski ayaa sidoo kale dhaliyay saddexleydiisii 12-aad ee tartanka champions league isaga oo ilaa haatan tartamada oo dhan dhaliyay 28 gool.

Weeraryahanka reer Poland ayaa xilli ciyaareedkan ku jiray qaab ciyaareedkan waxana uu ugu cad-cadyahay ku guulaysiga baalmarinta Ballon d’Or sanadkan.

Leave a Reply