Aqoonta Iyo Kartidu Qofka!

0
649

 

Markii uu ogaaday daacadnimadiisa iyo aqoonta uu leeyahay ayaa boqorku  doonay in ninkaasi wanaagsan uu u magacaabo Qaadiga guud ee dalka madaama bulshaduna kuwada qanacsantay.

Hasa yeeshee caalamkaasi waxa uu ka cudur taaya in uu qabto jagadaasi waxaana uu ku yidhi “boqorow kuma habooni fiicni jagadaasi!  Boqork ayaa ku yidhi “ beenbaad sheegaysaa”  waad ku fiican tahay.

Laakiin wadaadkii wuxu jawaabay : “Hadaan run sheegayo waa sidaaa aann kuu sheegay in aanan awood u lahayn jagadaas, hadaan beenaale ahayna adigu ma waxaad Umada u magacaabaysaa qof  beenaale ah. Xulashada qofka jago loo dhiibayo ka sakow aqoonta waxa fiican inuu leeyahay awood fulineed iyo karti u wax ku dhaqaajin karo. Caalamkani waxa uu muujiyay in aanu u lahayn awood fulineed oo uu ku hanan karo jagadaasi

Leave a Reply