- Laba arrimood ayaa qofka shakhsiyadiisa muujiya, dulqaadkiisa marki aanu waxba heysan, iyo dhaqankiisa marki uu wax kasta helo
- In aad noloshaada ka saarto dad qaarkood maaha in aad neceb tahay, waxa aad rabtaa in aad naftaada xushmeyso
- Qof inta badan ilmeeya (ooya) micnaheedu maaha inuu daciif yahay, waxay noqon kartaa sida jirkiisu u hadlo goortii afkiisu aanu sharixi karin xanuunka uu dareemayo
- Mararka qaarkood dadku uma baahna waano. Waxay u baahan yihiin qof dhageysta.