Daryeelka Qoyskiisa!

0
355

Wiil yar ayaa Aabihii oo aan ka adkayn daryeelkooda su’aasha ah: “ Aabo horta ninku muxuu yahay?“Aabihii ayaa ugu jawaabay: “Waa qofka qaata ee fuliya masuuliyadda qoyskiisa iyo kan  gurigiisa oo welib daryeelkooda ilaaliya”.

Wiilkii yaraa ayaa haddana ku yidhi Aabihii :” Anigu waxaan rajaynayaa inaan noqdo nin la mid sida Hooyo oo kale mustaqbalka”.

Sidaas ayay caruurtu u dareemaysaa marka masuuliyadda uu lumiyo aabuhu oo ay u jeclanaayaan inay ku daydaan labada waalid kolba kan hawsha badankeeda haya ee daryeelkooda la  socda.

 

Leave a Reply