Hargeysa (Dawan) Mudanayaasha golaha wakiillada Somaliland, ayaa laga mabnuucay in ay wax shir’jaraa’id ah ku qabtaan xarunta golahaasi muddada goluhu fasaxa ku jiro.
waxa sidan lagu sheegay warqad qoraal ah oo ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha golaha wakiillada mudane Cabdirisaaq Khaliif Axmed.
Warqadan oo soo gaadhay xafiiska warqabadka wargeyska DAWAN ayaa u dhigneyd sidan: