50-ka Xiddig ee Da’yarta ah ee Noqonaya Jiilka Cusub ee Kubadda Cagta oo la Shaaciyey

0
300

Waxa lasoo saaray 50ka ciyaartoy ee ugu wanaagsan da’yarta dunida, kuwaas oo noqon doona jiilka cusub ee dhaxli doona kubadda cagta.

Xiddiga reer England ee Jude Bellgingham ayaa noqday ciyaartoyga kaalinta 1aad  ee ku jira ee hoggaaminaya jiilka cusub, waxaana uu laacibkani leeyahay hibooyin dabiici ah oo sabab ugu noqday in sannadkii hore uu noqdo ciyaartoygii ugu da’da yaraa ee xulka England u ciyaara Euro 2020.

18 jirkan ayaa booska koowaad ku garaacay xiddiga Bayern Leverkusen ee Florian Wirtz, halka saddexaadna uu u dhacay kubbad-sameeyaha Barcelona ee Gavi oo isaguna kasoo hormaray Jamal Musiala iyo Harvey Elliott oo u kala ciyaara Bayern Muncih iyo Liverpool.

Kaalinta ugu dambaysa ee 50aad ayuu fadhiyaa da’yarka Real Madrid ee Bruno Iglesias oo ka ciyaara khadka dhexe laguna tilmaamo inuu yahay Kaka-ha kulliyadda da’yarta Real Madrid.

Halkan kaga bogo 50ka ciyaartoy ee jiilka cusub ee dunida

  1. Bruno Iglesias
  2. Endrick
  3. Marcelo Flores
  4. Roony Bardghji
  5. Gabriel Slonina
  6. Lucas Gourna
  7. Shola Shoretire
  8. Matheus Franca
  9. Edouard Michut
  10. Bryan Okoh
  11. Kaide Gordon
  12. Valentin BarcoNXGN 2022 Wahid Faghir
  13. Wahid Faghir
  14. Carney Chukwuemeka
  15. Roko SimicNXGN 2022 Alejandro Balde
  16. Alejandro Balde
  17. Adam Karabec
  18. Isak Bergmann Johannesson
  19. Levi Colwill
  20. Naci Unuvar
  21. Kaiky
  22. Andreas Schjelderup
  23. Charlie Patino
  24. Xavi Simons
  25. Malo Gusto
  26. Kayky
  27. Caden Clark
  28. Liam Delap
  29. Hannibal Mejbri
  30. Felix Afena-Gyan
  31. Romeo Lavia
  32. Kacper Kozlowski
  33. Ilias Akhomach
  34. Ilaix Moriba
  35. Mohamed-Ali Cho
  36. Luca Netz
  37. Marcos Leonardo
  38. Yusuf Demir
  39. Matias Soule
  40. No player
  41. Ricardo Pepi
  42. Benjamin Sesko
  43. Youssoufa Moukoko
  44. Devyne Rensch
  45. Rayan Cherki
  46. Harvey Elliott
  47. Jamal Musiala
  48. Gavi
  49. Florian Wirtz
  50. Jude Bellingham

Leave a Reply