Dilalka Qorshaysan ee Ishabaha!

0
549

Waxa ilaa hadda aan warbixin buuxda loo helin sida ay isaga shabaheen ariimo badan laba madaxweyne oo Maraykanka soo maray kuwaasi oo kala ahaa Abraham Lincoln iyo John F.kenedy.

Abrahm Lincolin waxa la doortay sanadkii 1860, halka Jhon F. Kendy isagana la doortay 1960. Iyadoo mid kasta tirade 60 ka siman yihiin, Waxa kale oo ay isaga mid noqdeen iyadoo labada madaxweynaba waa la dilay , iyadoo maalin Jimce ahayd, wakhti iyo isku saacad iyo oo weliba madaxa oo laga toogtay labadba..

Waxa iyaduna weli hal xidhaale  ah in Goobta lagu dilay labadooda ay tahay xarunta Tiyaartaka Ford (Theatre Ford). Abraham Lincolin waxa jagadii madaxweynaha qabtay oo uga danbeeyay Andre Johnson oo dhashay 1808, halka Kendy uu uga danbeeyay Leindo Jhonson oo dhashaya 1908., labadan ayaa iyana iska shabaha tirade 08.  Isu eekaanshahan ayaan dadka badankoodu fahmin laakiin waxa la aaminsan yahay inay tahay arrimo si u kas ah la isugu eekaysiiyay ka dib markii ay arinka lagu dilay uu ka soo fulay  isla goob iyo koox keliya.

 

Leave a Reply