Ciidanka Booliska oo Baadhis Ka Bilaabeen Suuqa Waheen

0
373

Hargeysa-(Dawan)-Ciidanka Booliska Jamhuuriyadda Somaliland ayaa sheegay in ay bilaabeen baadhista Sababtii ka dambeysay dabkii burburiyay Suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa.

 

Booliska ayaa codsaday in dadweynuhu wixii macluumaad ah ee ay ka hayaan arrintaas lasoo wadaagaan saraakiisha si ay ugu fududaato baadhistu.

 

Labadii bishan ayuu dab xooggani ka kacay suuqa weyn ee ku yaalla badhtmaha magaalada Hargeisa ee Waaheen. ugu yaraan 28 qof ayey dhaawacyo kala duwani ka soo gaadheen waxaana ku bes beelay boqolaal ganacsi iyo dhisme

 

Leave a Reply