Xayawaankii Magaalada Soo Weeraray!

0
443

Sanadkii 1975, ayay Eydii , bisadihii iyo xayawaanada kale ee  ku noolaa magaalada ku taalla dalka Shiinaha ee Haicheng soo weerareen iyagoo muuqaalkoodu bedelan yahay oo uu ka  muuqaday argagax iyo cabsi.

Xayawaankaasi oo lagu arkay dabeecado aanay hore u lahaan jirin awgeed ayay masuuliyiinta magaaladu dadka ku amreen inay iskaga guuraan inta arinkooda wax laga qabanayo.

Dadka magaalada degan aya gaadhayay 90 kun oo qof, laakiin nasiib daro, wakhti yar ka dib waxa magaalada ka dhacay dhulgariir aad xoog badanaa oo gaadhayay 7.3 rector  . Dhulgaariirkaasi ayaa baabiyay magaalada dhismaheedii 90% .

Wakhtigaasi ayay dadku ogaadeen in xayawaanadu ay ka dareen fog yihiin kana hor ogaadaan aadamiga marka ay tahay masiibooyinka dabciiga ah.

 

Leave a Reply